Guri Dabaq Ah oo Laba Dabaq Ah 8 Qol , Laba Jikko,3 Musqul iyo Dayr wayn

Shirkada Dhismaha Ee Janogale  Waa Shirkad Kugu Dhamays Tiraysa Dhismahaaga Sidii Uu Heshiisku Ahaa.

Waa Shirkan Ku Dhisaysa Gurigii Aad Ku Hamiyeysay. Kana heli Doona Muuq ahaan Iyo Qiimo Raali galiya.

Kala Soo xidhiidh Shirkada JCC Telphoneska Shirkada:

Office :0012183167050 Telesom ilasohadal  waa line ka u bilaashka ah dadka kasoo garaacaya dunida reer galbeedaka

Sh. Mohamed Ibrahim Odawaa:- +252634411178
Eng. CabdiBaasid sh. Maxaamed Ibrahim: +252634427742
Cabdi Majiid sh. Maxaxmed Ibrahim:+252634425639
Maxmed Daahir Cabdiraxman:-  +252634172850
Emails ka:
info@janogale.com  
janogale@gmail.com
basid96@hotmail.com 
majiid1@hotmail.com

fooqaa

3 thoughts on “Guri Dabaq Ah oo Laba Dabaq Ah 8 Qol , Laba Jikko,3 Musqul iyo Dayr wayn

  1. Axmed Xasan
    July 30, 2013 at 12:54

    Eesh Calaa fooq Mustaqbalka Kan oo kale ayaan Rajaynayaa in aan dhisto
    Saw la idikama Heli karo Numnbersakan

    1. admin
      August 5, 2013 at 11:23

      Haa walal

  2. Abtiyo Sicid Maxamuud
    July 30, 2013 at 12:57

    Abti Telkiina waan soo garaacay Gurigii Mashaalaahuya weeyaan Waxaan doonayey anigu ma goaynayo kane in aan mid ka yar dhisto bal markaa ila soo xidhiidh waad haysaa numberkaygiiye.
    Abtiyo Waad salamantihiin
    Siciid Maxamuud
    Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *