HARGEISA THIRD BRIDGE COMMING SOON
Biriishkani Waxaa uu Kasocdaa Dooxa Weyne Hargeisa Dhexmara Waxaanuu Noqondoonaa Biriishkii Sadexaade Hargeisa Yeelan Doonto
Biriishkani Waxaa uu Kasocdaa Dooxa Weyne Hargeisa Dhexmara Waxaanuu Noqondoonaa Biriishkii Sadexaade Hargeisa Yeelan Doonto
Maayerka Caasimada Hargaysa Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Biyo Mareen Ay Hir Galisay Shirkadda Dhismaha Ee Janogale Construction Company + Eeg Sawirada
Hargeysa(Togaherer)– Biriijkii Saddexaad ee laga hir-galiyo Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa saaka laga bilaabay dhinaca Bari ee Magaalada Hargaysa. Shirkada Dhisaysa Biriijkan oo ah Jano-gale Construction Company oo Tartan u gashay sidii ay u hanan…
QIYAASTIISU WAA DHERER=13M , BALAC=9M , JOOGIISA 2M Fadlan hadii aad u Baahantahay Bridge noocan kale ah in laguu dhiso amaba ka fiican Nagala Soo xidhiidh: +25263 4411178 Maneger sh Mohamed Ibrahim +25263 4427742 Eng Cabdibaasid…
Shirkada Dhismaha Ee Janogale Waa Shirkad Kugu Dhamays Tiraysa Dhismahaaga Sidii Uu Heshiisku Ahaa. Waa Shirkan Ku Dhisaysa Gurigii Aad Ku Hamiyeysay. Kana heli Doona Muuq ahaan Iyo Qiimo Raali galiya. Kala Soo xidhiidh…