Contact Us

Shirkada Dhismaha Ee Janogale  Waa Shirkad Kugu Dhamays Tiraysa Dhismahaaga Sidii Uu Heshiisku Ahaa.

Waa Shirkan Ku Dhisaysa Gurigii Aad Ku Hamiyeysay. Kana heli Doona Muuq ahaan Iyo Qiimo Raali galiya.

Kala Soo xidhiidh Shirkada JCC Telphoneska Shirkada:

Kala Soo xidhiidh Norway Numberka :- +4745524330 Abdi Ibrahim

Office : 0012183167050 TELESOM   waa line ka u bilaashka ah dadka kasoo garaacaya dunida reer galbeedaka
Eng. CabdiBaasid sh. Maxaamed Ibrahim: +252634427742
Cabdi Majiid sh. Maxaxmed Ibrahim:+252634425639
Maxmed Daahir Cabdiraxman:-  +252634172850
Emails ka:
info@janogale.com  
janogale@gmail.com
basid96@hotmail.com
majiid1@hotmail.com

2 thoughts on “Contact Us

  1. kowsar
    February 10, 2014 at 16:48

    sc guriga fooqa like waxaan doonayaa iga oo kooba marka first floor ayaan rabaa marka hore ka kooban 3 bedroom 2 toalete fadhoga qadada iyo barande daarada lokal marma mundulka wchman suligiisa jagadu eaa 24×24 jagada ina xaji carab ayay leegtahay dayrka birta lagu wareejina ya sida

    1. February 15, 2014 at 14:15

      s/c

      waalaal waad salaantahay salaan kadib , waan tagay jagadaadii waanan fahmay waxaad ka rabto in aad kadhisto , gurigaa aad rabto ee sifadiisa aad hore usoo sheegtay , wuxuu noqonayaa $79000 . marka si kasta loo macaaneeyo
      dee waaku kaa

      s/c

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *